1 April, 2020
Warbaahinta taageerta Xaradda Alshabaaba ayaa baahisay in xukun dil ah lagu fuliyay lix ruux oo lagu…
Warbaahinta taageerta Xaradda Alshabaaba ayaa baahisay in xukun dil ah lagu fuliyay lix ruux oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen dowlada Soomaaliya,kenya iyo Maraykanka.
Ururka Alshabaab ayaa dad badan isugu keenay goob fagaare ah oo ku taal degmada Bu’aale ee gobolka Jubbada Dhexe si ay u daawadaan fulina xukunkan. Alshabaab ayaan shaacin Magacyadda ragaan ay dilka ku fuliyeen.