AMISOM Oo Ka Hadashay Amniga Doorashada Soomaaliya 2020/21

Published: December 16, 2020

Taliyaha guud ee ciidanka AMISOM Lt. Gen. Diomede Ndegeya ayaa maanta kulankii billaha ahaa la yeeshay taliyeyaasha qeybaha ee ciidanka AMISOM.

Kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray oo looga hadlay qorshaha iyo talaabooyinka ka hirgalay howlgalka sare u qaadidda amaanka iyo la socodkiisa

Diyaar garoowga AMISOM taageerida amaanka doorashooyinka Soomaaliya ayaa sidoo kale qeyb ka ahaa kulanka. Qorshaha mustaqbalka dhow ee ku wareejinta amaanka ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saraakiishu ka wada hadleen.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *