Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ansixiyey Guddiga Doorashada Madaxweynaha Iyo Ku-xigeenkiisa

Published: November 7, 2020

Baarlamaanka labaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa maanta ansixiyey guddiga doorashada madaxweynaha Hirshabeelle iyo kuxigeenkiisa.

Guddiga oo uu magacaabay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakim Luqmaan ayaa laga sugaa inay diyaariyaan jadwalka doorashada isha lagu wada hayo ee madaxweynaha Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *