Baarlamaanka Puntland Oo Shaaciyey Ajandaha Kalfadhiga 47-aad

Published: October 27, 2020

Xildhibaannada Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ayaa loo qeybiyey Ajandaha Rasmiga ah ee Kalfadhiga 47-aad Golaha Wakiillada, sida uu qabo Xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada Qodobka 42-aad, farqadiisa 4-aad.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *