Bayaankii ka soo baxay Shirkii wadatashiga ee Garowe 2

Published: February 18, 2012

Waxaa Horseed Media soo gaarey bayaankii “Communiqu├®” ka soo baxay shirkii Garowe 2 ee looga hadlaayey mustaqbalka Dawladda Soomaaliyeed bisha August kadib, waxaana bayaanku u qaybsan yahay dhawr qodob, waxaa ugu horeyn lagu qeexaya qaabka Federaal ee Soomaaliya qaadan doonto, Maqaamka Muqdisho, Dastuurka, Doorashada iyo qaabka Dawladdu noqon doonto, Xildhibaanada Baarlamaanka iyo aqalka Shuyuukhda, qoraalkan ayaa ku qoran af aan Soomaali, kaas oo ah English waxaadna uga bogan kartaa Linkiga hoose.

Halkan Ka daalaco

Horseed Media