Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Dowladda Federaalka

Dowladda Federaalka

Horseed Media Dowladda federaalka: Wararkii u danbeeyey ee Somalia. Falanqeynta siyaasadda caasimadda, arrimaha federaalka, siyaasadda xassan sheekh iyo xog ururin kale.

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Aqalka Sare ka hor akhriyay Hinside sharciyeedka Qaxootiga

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Xildhibaannada Aqalka Sare ka hor akhriyay Hinside…

December 11, 2023 | by Horseed Staff

Wasiir Abshir Huruuse oo khudbad kaga hadlayo xaaladda Gaza ka jeediyey madasha Doha

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse oo ku sugan dalka Qatar ayaa khudbad ka…

December 11, 2023 | by Khalid Yussuf

Wasiir Abshir Cumar Huruuse Oo La Kulmay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee Canada

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kulan ku wada yeeshay wasiirka…

December 11, 2023 | by Dholayare

Madaxweynaha oo IGAD uga mahadceliyay doorkoodii Qaadista Cunaqabateynta Hubka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb-galay Meertada 41-aad ee Madaxda dalalka IGAD ayaa uga mahadceliyey…

December 10, 2023 | by Horseed Staff

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan-doceed la qaatay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa…

December 9, 2023 | by Horseed Staff

Xildhibaanad BJFS oo ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2024-ka

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdillaahi, ayaa shir guddoominaya kulanka wadajirka ah ee labada…

December 9, 2023 | by Horseed Staff

Madaxweyne Xasan oo soo dhaweeyay go’aanka Madaxweynaha Puntland ee doorashooyinka DGPL

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda…

December 7, 2023 | by Horseed Staff

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee BJFS

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadn Maxamed Nuur (Madoobe) oo wehlinayo ku-xigeennada Aqalka Sare ee Baarlamanka…

December 6, 2023 | by Horseed Staff

Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka

Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha…

December 6, 2023 | by Horseed Staff

Danjire Abuukar Baalle” Waxaa jira dalal badan oo diyaar u ah in ay hub nuuc walba ah siiyaan dowladda”

Danjire Abuukar Baalle ayaa sheegay in ay jiraan dalal badan oo diyaar u ah in ay Dowladda Soomaaliya siiyaan hub…

December 4, 2023 | by Horseed Staff

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn u soo dhaweeyey qaadista xanibaada hubka

Kadib markii Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ay u codeeyeen in Soomaaliya laga qaado xanibaada hubka ee daarneyd 31 sano…

December 2, 2023 | by Horseed Staff

Ra’iisul Wasaara Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha Soomaaliya ay gaartay

 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga…

December 2, 2023 | by Horseed Staff
  • Go to page 1
  • Go to page 2
  • Go to page 3
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 360
  • Go to Next Page
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd