Ramdaan Mubaarak!

Published: April 1, 2022

Meelo kala duwan oo caalamka ah ayaa laga arkey bishii Ramadaan ee bilaabashada acmaasha soonka, sidoo kale bisha ayaa laga arkey gobolada Koonfureed ee dalka.

Dalalka Sucuudiga, Imaaraadka, Qatar iyo dalal kale oo caalamka Islaanka ayaa maalinta Sabtida laga soomayaa.

Dowladda Feedraalka ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqdey in maalinta Sabtida ay tahay Soon.

Bahda Horseed media waxay idin leedahay Ramadaan wanaagsan.

Horseed media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *