Boqor Burhaan iyo Issimada gobalka Mudug oo kormeeray dekada Garacad – Video

Published: October 2, 2020

Munaasabad balaaran oo lagu qabtay dekada Garacad ayaa waxaa ka qeyb galay wafuud balaaran oo ay hogaaminayeen issimada gobalka iyo Boqor Burhan Boqor Muuse.

Kormeerkan ayaa waxaa issimada ku wehliyey Xildhibaano, Ganacsato, Culumaa’udiin, aqoonyahano, qurbo-joog iyo bulshada deegaanka.

Kulanka ka dhacay dekada Garacad ayaa looga hadlay heerka ay hada mareyso hawsha dhismaha dekada oo la rajeenayo in la dhameystiro sanadka soo socda.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

1 Comment