Cali Idow Cali oo galay kaalinta 10aad ee Orodka 1500m

Published: August 3, 2021

Soomaaliya ayaa kamid noqotay 10-Wadan ee kaalmaha ugu horeya ka galay tartanka ciyaarta  oradada (Olympic) oo lagu qabatay Dalka Japan

Cali idow Cali oo Soomaaliya ku matalayay tartanka ayaa galay kaalinta 10-aad isaga oo ka sara maray wadama badan oo ay ka mid yihiin Spain, Poland, Qatar iyo Brazil!.

Cali ayaa sidaa ugu gudbay wareegga 2-aad ee tartanka.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *