Waxaa laga joogaa 33 maalmood maalintii xilka laga qaadey raysalwasaare Xassan Cali Kheyre, waa mudadii ugu dheerayd ee dalku aanu…
Kadib markii uu soo dhamaadey shirkii Dhuusmaareeb 3, kaas oo ay ka qaybgaleen qaar kamid ah madaxda Dowlad goboleedyada dalka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta oo ah 15ka Agoosto 2020, khudbad aan horey loo qorsheyn kasoo jeediyey…
Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Xukuumadda Federaalka Saalax Axmed Jaamac oo kamid ah guddiga farsamada ee ka baaraandagidda talooyinka la xariira…
Xildhibaanada Ilhan Cumar oo Salaasadii loolan adag la gashay 4 murashax oo kula tartamayey kursigeeda Xisbiga Dimuquraadiga ee Golaha Wakiilada…
Xukuumada & Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa bilowgii sanadkan 2020 ansixiyey Sharciga Batroolka Soomaaliya, sharcigan oo la dadajiyey ayaa laga hormariyey…
Bishii Maarso 1998 ilaa Bishii 15 Maajo waxaa socdey shirkii ergooyinka ee lagu ansixinaayey Axdigii Puntland lagua saasey. Doorashadii Madaxweynihii…
Xildhibaanada golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta oo Arbaca ah 29 Luuliyo 2020 ka hor fasaxa ciidka ka doodaya dib u…
Waxaa si weyn isu soo taraya wel-welka iyo walaaca laga qabo xaaladda dalku ku socdo, waxaa soo badanaya baaqyada beesha…
Waxaa maalintii labaad go’an khadka Internetka ee magaalada Muqdisho, tan oo sababtey khasaaro baxaad leh oo dhaqaale iyo xiriirkii bulshada…
Arabacadii waxaa soo dhamaadey wejigii labaad ee shirka Dhuusamareeb, kaas oo qaatey muddo lix maalmood ah in gorodda la iskula…
Waxaa la galay maalintii shanaad ee Madaxda Dowaldda Federaalka ee Jamhuuriyada iyo madaxda Dowlad goboleedyadu leeyihiin shirar caalwaa iyo gacmo…