Jen. Odawaa Yuusuf Raage abaanduulaha ciidamada xooga sooomaaliya oo la hadlayay warbaahinta ciidanka xooga soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dib…
“Tacdiga iyo dhibaatada loo geystay walaalkeen Axmed Dowlo aad ayaan uga xumahay, waxaana qabaa in sharciga deg deg lagu horkeeno…
Wareegto kasoo baxday xafiiska wasiirka Batroolka iyo Macdanta dowlada federaalka Soomaaliya Cabdi Rashiid Maxamed Axmed ayaa Shaqadii looga joojiyey Xoghayahii…
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska wasiirka wasaarada ganacsiga dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda…
Xildhibaanada golaha shacabka barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta fadhi ka yeelanaya wax ka badalka iyo ka doodista mid kamid ah…
Afhayeenka u hadlay Taliska Militariga Maraykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in duqeyn ka dhacday Jubbaland Jimcihii shalay ay ku dileen…
Taliyaha Hogaanka canshuuraha ee ciidanka booliska Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanayaal kala duwan loo soo…
Wasiirada Wasaaradaha Beeraha iyo kaluumeysiga ayaa kulan ay ujeedadiisu tahay siddii loo xoojin lahaa wada shaqeynta ka dhaxaysa hay`adda FAO,…
Markii ugu horeysay dowladda Qadar ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay ka taageereyso qorshaha hiisgiga sanada 2040-ka. Dowlada Qadar…
Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku ogolaadeen in dowladda Soomaaliya ay ka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qoyska ay ka baxday gabar ciyaal iskuul ah…
Qoraal ka soo baxay Golaha Islaashiga Maamul goboleedyada ayaa jawaab deg-deg looga bixiyay mowqifkii maamul goboleedka Hirshabeelle uga laabtay go`aankii…
Shir jiraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho ayuu Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ka sheegay in la xaliyay khilaafkii…
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa Kormeer ku Tagay Xarunta Tababarada General Gordan ee Muqdisho Taas…
Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare ee xukuumadda Soomaaliya ayaa gaaray Maagaladda Dhuusamareeb si ay uga shaqeeyaan xal waara iyo…