Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta mar kale si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib u dhigtay furitaanka duulimaadyadii Soomaaliya. Wasiirka…
Diyaaradda Daallo oo sida 139 Mawaadiniin Soomaali ah oo muddo ku xayirnaa magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta gelinkii dambe…
Ciidamada milateriga iyo kuwa Nabadsugida iyo Sirdoonka dowladda federaalka ayaa gaaray Deegaanka War-xoolo oo ka tirsan Degmada Ceelbuur ee Gobolka…
Midowga Yurub ayaa soo dhaweeyey wadahaladii Dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June,…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay…
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ee dowladda Federaalka ee Somaliya ayaa sheegtay inay xaliyeen Cabasho la xiriirta soo shuruudaha rukhsadaha…
Beesha Caalamka ayaa soo dhaweeysey casuumadii uu madaxweynaha dowladda Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u fidiyay madaxda maamul goboleedyada. Madaxweyne…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay…
War saxaafadeed kasoo baxay dowlada goboleedka Jubbaland ayaa lagu qaadacay aqoonsigii kumeelgaarka ahaa ee dowlada federaalka Soomaaliya ay labada sanno…
Shirkii heerka sare ahaa ee wadahadalada dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland oo ka qabsoomay dalka Jabuuti ayaa waxaa laga soo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u…
Qoraal ka soo baxay madaxtooyadda dowladda Federaalka ee Somaliya ayaa lagu sheegay in dowladda federaalka ay u aqoonsatay Madaxweynaha Jubbaland…