Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Qardho u fasaxay $1 milyan oo dollarka Maraykanka ah taas…
Madaxweynaha Puntland oo Dalacsiiyey Dhammaan Ciidamadii Ka Qeyb Qaatay Badbaadinta Shacabka Qardho.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa maanta kormeeray Xarunta Tababarada Ciidamada ee…
Guddigi hoosaadka Amniga, hawlaha guud iyo wacyi-galinta Guddiga gurmadka Qardho ayaa bilaabay hawl-galo lagu baneynaayo wadooyinka iyo goobaha ay xireen…
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay…
Wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka ayaa sheegtay in 24 Saac ee la soo dhaafay ay 9 qof oo bukaan ah…
Madaxweynaha Soomaaliya M Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiye K/Xigeennadii Maaliyadda & Hawlaha Guud ee maamulka Gobolka Banaadir…
Sida ay maanta xaqiijiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay geeriyooday 5 ruux oo kamid ah dadkii…
Dowladda Federaalka ee Somaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saacad ah lagu daray waqtiga uu bilaabanayo bandowga habeenimo ee caasimadda…
Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa maanta si wayn u ruxay banaan-baxyo ay soo abaabuleed dadka shacabka ah taas oo…
Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay amarro ku aadan sida bulshadu ay u…
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo amiirka Dalka Kuwait ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid…
Gen Cabdi Xasan Xijaar Taliyaha Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in la xiray askari labo qof oo shacab ah ku dilay…