Waxaa Saacadihii lasoo dhaafay kor u kacay tirada dadka ah ee cudurka Carona-Virus ugu dhimanaysa Dalka, Dad gaaraya 19,701 ruux…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed la wadaagay farriin ku aaddan cudurka COVID-19 ayaa ku…
Wasiirka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada hadlay dardar gelinta…
Waxaa Magaalada Gaalkacayo ay dablay hubaysani ku dishay Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) oo ka tirsanaa Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha…
Wasaaradda caafimaadka ee dowladda Federaalka ee Somaliya ayaa sheegtay in lahelay kiisas cusub oo leh, kuwaasi oo ku saabsan cudurka…
Cabdullaahi Goodax Barre Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa shaaciyay in haddii cudurkani uu dalka ku faafo aysan…
Maamulka degmada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa soo shaaciyay amaro la xiriira dadka iska leh xoolaha ku dayacan wadooyinka…
Ismaaciil Warsame Faarax ”Webi” Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Maaliyadda Maamulka degmada Jowhar ayaa ku dhaawac kasoo gaaray weerar bambaano oo lagu…
Hey’adda caafimaadka u qaabilsan QM ee WHO ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ku wareejisay qalab loogu talagalay baaritaanka cudurka coronavirus…
Maxkamadda sare ee dalka ayaa go’aan ka gaartay dacwadii u dhaxeysay Xisbiga Himilo Qaran, Dacwadaan ayaa aheyd mid maamul oo…
G/sare Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka oo ka hadlayay Walawayn ayaa amar ku bixiyay in Ciidamada Danab…
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyay…