Kulan shalay ugu soo gaba gaboobay dalka Jabuuti kooxda xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa digniin loogu jeediyey xubno ka…
Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya, Sharif Sheekh Axmed ayaa ku dar dar geliyey wasaarada warfaafinta in ay ku guuleysato dhisida tiyaatarka…
Kadib marki shalay laga saaray qoysas daganaa gurigi Hooyooyinka iyo Jaamacadi hore ee Umada ee magaalada Muqdisho ayaa maantana waxaa…
Ku dhawaad 15 ruux ayaa ku geeriyootay kadib dagaal culus oo xalay ciidamada dowlada iyo Al Shabaab ku dhexmaray degmada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali ayaa Sabtigii 4ta February soo gaaray Djibouti si uu uga qeybgalo shirka Kooxda…
Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya waxaa gaarey wafdi ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Puntland,wefdigan oo ka kooban…
Dowlada FKMG Soomaaliya ayaa maanta marki ugu horeysay mudo 21-sana ah kadib gacanteeda soo galay xarunta Gurigi Hooyooyinka ee magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ayaa beeniyey warka sheegaya in Soomaaliya la gelin doono Maxmiyad. Dr. C/wali oo wareysi…
Ra`iisul wasaaraha dowlada KMG ah ee Soomaaliya Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay usoo dhamaatay booqasho uu beryihii u danbeeyey…
Shirkii caadiga ahaa oo ay Golaha Wasiirada isugu yimaadeen ayaa waxaa shir gudoomiyay Ku simaha Ra`iisal Wasaaraha Mudane Xuseen Carab…
Xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Britain ayaa maanta booqasho aan horay loo shaacin ku tegey magaalada Muqdisho ee xarunta dalka…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahanbooqasho rasmi ah ku jooga Rome ka dib markii uu casuumaad rasmi…
Guddiga isku dhafka amniga dalka Soomaaliya ayaa maanta ku shiray magaalada Muqdisho, iyaga xooga ku saaray kulankooda howlgalada socod iyo…
Ciidamada Kenya iyo kuwa dowlada KMG Soomaaliya ayaa galabta la wareegay deegaanka Hoosingo oo ka tirsan tuulooyinka hoos yimaada degmada…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr Abdiweli Mohamed Ali oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogey Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah…