Laanta danbi baarista Kenya ayaa Su’aalo waydiinaysaa 11 xildhibaan oo loo haysto inay safar qarsoodi ah ku tageen Magaaladda Muqdisho…
Guddoomiyeyaasha labada aqal ee Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiga diyaarinta xeerar dhameystiraya sharciga doorashooyinka Qaranka. Guddiga la Magacaabey…
Maxkamadda Derejada kowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun xabsi daa’im ah ku ridday eedaysane lagu magacaabo…
Madaxweyne ku xigeenka mamulka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa si rasmi u shaaciyay in Maamulkiisu ay la heshiiyeen Madaxweynihii hore…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa la kulmay hoggaamiyaha Guud ee Ahlusunna Wl-jamaaca Macalin Maxamuud Sheekh…
Magalada Khartoum ee Casimada dalka Suudaan waxaa ka furmay shir ay soo abaabuleen iskana kaashaanayaan Urur Gobolleed-ka IGAD iyo Midowga…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Jabuuti…
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Gudigga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa…
Cabdiraxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la…
Hogaanka Ahlu-Sunah Wal-jameeca ayaa si rasmi ah u shaaciyay inay ka tanaasuleen arimaha siyaasadda Galmudug, sidoo kale waxay sheegeen in…
Ciidamada Dawlada Federaalka ah ee soomaaliya ayaa la wareegay xaruntii saldhigga u ahayd Ururka Ahlu-Sunah waljameeca ee Magaalada Dhuusa-mareeb. Ciidamada…
Taliska Maraykanka ee africom ayaa warsaxafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen inay Duqayn cirka ah ku dileen labo xubnood…