Doorasho aad u adag ayaa maanta ka dhacdey hoolka shirarka ee baarlamaanka Soomaaliya ama hadda loogu yeero Aqalka Hoose. Doorashada…
Waxaa lasoo gabagabeeyaycodeynta wareegga koowaad ee doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaana haatan si rasmi ah loo bilaabay tirinta codadka xildhibaanadda…
Doorashadda guddoonka Barlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhweyd si toos ah uga bilaabatay Xarunta gollaha shacabka ee magaaladda Muqdisho, halkaasi…
Musharax Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka mid h Musharaxiint u taagan Xilka Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Safar ugu amba baxay…
Xildhibaanada baarlamaanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo geba-gabeeyey dhageysiga khudbadaha murashaxiinta u tartamaya guddoomiyaha golaha shacabka iyo murashaxiinta…
Ururka Dam-jadiid ee uu ka tirsan yahay Madaxweynaha xilku ka dhamaadey ee Xasam Sheekh Maxamuud ayaa soo shaac-baxay maalmo kadib…
Muqdisho:Barlamaanka oo soo Gabagabeeyay Dhageysiga khudbadaha 10 Murashax ee Guddoonka Barlamaanka.
Xildhibaanadda aqalka sare ee Barlamaanka fedederaalka ayaa dhagaystay khudbadaha 10Musharax oo u tartamaya Guddoomiyaha iyo gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Soomaaliya kuwasoo…
Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa waxaa dib uga bilowday doorashada xubnaha aqalka sare ee gobalada Waqooyi, iyadoo la…
Sida ay faafisay Wakaaladda Wararka ee Sonna, Ciidanka Nabad Sugidda Soomaaliya ee NISAA ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose…
Xarunta gollaha shacabka ee Magaaladda Muqdisho waxaa hadda ka socoto dhagaysiga khudbadaha Murashixiinta u tartamaya doorashada guddoomiyaha iyo ku…
Magaaladda muqdisho,waxaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato doorashadda xubnaha aqalka Sare ku matalaya goboladda waqooyi ee somaliland. Ilaa lix…
ciidamadda Amisom ee ka howlgala Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa qirtay in ciidamadoodu ay 25 neef oo geel ah,…