Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar ee Soomaaliya Mudane…
Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay tiro intaas ka badanna waa ay ku dhaawacmeen kadib israsaasayn ciidamo ka tirsan…
Qarax jugtiisa laga maqley in badan oo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel ku dhaw isgoyska Ifka Xalane.…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen.Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa sheegay in dagaalka ka dhanka ah khawaarijta wejigiisa koowaad uusan ku…
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiydda Soomaaliya Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta oo Axad ah shir guddoomiyey Shirka Wadatashiga badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta…
Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Axad ah ka dhacay dibadbax ay dhigayaan dadweyne ka careysan xarigga Sheegow Axmed Cali oo…
Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan…
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane, Daa’uud Aways Jaamac ayaa Muqdisho ku daah-furay shirka ansaxinta Istiraatiijiyadda Qaranka ee isku-xirka…
Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay…
Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ayaa habeenkii xalay ku dagaalamay degmada dharkeynley ee magaalada Muqdisho, dagaalka ayaa yimid kadib…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Soomaaliya. Mudane…
Deegaanka Cali Fatuurad oo qiyaastii 35km u jirta degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa habeenkii xalay ee jimacada duqeyn…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha dowladiisu ay tahay in muddo 5 bilood ah gudahood al-Shabaab dalka…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Raysal Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo…
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir ayaa go’aan cusub kasoo saaray ardayda ka gudbaya dugsiyada sare ee ku biiraya heerka…