Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaaliga ah ayaa ansixiyey Hindise Shaciyeedka Hanti-dhowrka Qaranka, kaas oo ay goluhu mariyeen saddex akhrin, sida…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xil cusub u magacaabey Dr Hodan Cismaan Cabdi oo…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Senator Cismaan Abuukar Dubbe ku amaanay hadal uu maalin ka hor ka jeediyey kulan…
Shir ay isugu yimaadeen Wasiirrada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Sheekh Aadan Madoobe ayaa maalintii Axadda xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan…
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay shir ay isugu yimaadeen Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay…
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ayaa sheegaya in goordhow dagaal xoogan oo u dhexeeyo kooxda Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda…
Boolisku meesha kama saarin in ninkaani ka tirsan yahay Argagixisada al-Shabaab ee dilalka caynkan oo kale ah geysta, waxanaa dhici karta in uu yahay kuwa la kireysto.
Dhuusmareeb, Galmudug: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor…
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka…
Gaari ay wateen ciidamada dowladda federaalka ayaa qarax miino lagula beegsaday magaalada Muqdisho maanta oo Khamiis, kaas oo ay ka…
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda dalka ee loo yaqaan NISA ayaa sheegtay in ay deegaanka Ceelasha-Biyaha ku qabatay gaari laga soo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo gunaanadayey hawlaha xajka ee sannadkii…
Dhuusamareeb, Galmudug: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo…