Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku taala…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibedda Finland Pekka Haavisto oo booqasho rasmi ah ku yimid Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka.…
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa degaanka ayaa maanta Ururka Al-shabaab ka qabsaday degmadda Galcad ee gobalka Galgaduud. Ciidamada ayaa…
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey…
Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Maxamed Ibraahim Yuusuf.…
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska XFS Daa’uud Aweys Jaamac oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Cali Cabdulle Nuur iyo laba Wasiir kuxigeen.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Jabuuti, Kanada iyo…
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud kusoo bandhigtay labo xubnood oo katirsan Al-shabaab oo lagu…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac Huruuse ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shirka Amniga oo looga hadlay dar-dargelinta sugida Amniga guud ee…
Qoraal ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin looga bixiyey qarax galabta ka dhacay degmada Hodan, kaas oo…