Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kormeer ku tegay Wasaaradda Caafimaadka si uu u kuur galo habsami u…
Qarax miino lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa maanta ka dhacay degmada Xamarweyne gaar ahaan agagaarka isgoyska Via…
Diyaaradda Fly Dubai oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta si rasmi ah u bilowday Duulimaad toos ah oo…
Shil gaari oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawac qof kale oo halis ah ayaa ka dhacay agagaarka Xarunta degmada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka…
Senatarada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka JFS ayaa maanta u codeeyay Hindise sharciyeedka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed kaddib markii ay…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ansixiyay Sharciga La Dagaalanka Argagixisada oo tan iyo dawladdii…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaareyaashii hore Xasan Cali Kheyre, Cumar Cabdrashiid Cali Sharmarke, Cabdiweli Cali Gaas, Guddoomiyihii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilsay Danjiraha Dowladda Denmark u fadhiya Soomaaliya, Steen…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Dooxa ee dalka Qatar Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay telefishinka Aljazeera ee Dalka Qatar laga leeyahay, ayaa ka hadlay ka dowlad…
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa maanta sheegtay inay $5 bilyan ku shubeyso Bankiga Dhexe ee Turkey, taasi oo taageero xooggan u…