Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa shir guddoomiyey kulankii koowaad ee Guddiga Heer Qaran ee Hagista Mashruuca…
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta ku xukuntay 15 sano oo xabsi ah Ayuub Cismaan Sheekh Aadan oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa Dooxa kaga qeyb-galaya Shirka…
Ciidamada Boliiska Soomaaliya ayaa howlgal culus oo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir. Howlgalkaan waxaa hoggaaminayay…
Ciidanka booliska Soomaaliya ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta shirguddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda, kaas oo todobaadkaan diiradda lagu…
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa furay shir looga hadlayo horumarinta Biyaha Soomaaliya. Shirka oo ay…
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu safar ku tago Magaalada Kismaayo Xarunta KMG ah…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan Ajendahiisu ahaa ansixinta hindise sharciyeedka ‘Dhowrista maal-gashadayaasha iyo maalgashiga’ iyo…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in la xiray ciidan ku lug lahaa shaqaaqo…
Askari katirsan ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ugu geystay laami yaraha Zoobe ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ahaa…
Raisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Bare ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka macaliinta cusub ee u tartamayo seddex kun…