Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Dakar ee dalka Senegal kulan kula yeeshay Madaxweynaha Bangiga…
Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhimman Baarlamaanka Federaalka ayaa shaaciyay waqtiga la qabanayo kursiga HOP174 ee uu banneeyay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga sheekeeyay hanaanka uu ku bilawday howlgalada Militari ee ka…
Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee ka socday Magaalada Muqdisho 23 – 26 Jannaayo 2023 ayaa lasoo geba-gebeeyey. Culimada Soomaaliyeed ayaa shirweynahaas…
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu maanta guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac ayaa lagu ansixiyey…
Ururka caalamiga ah ee duullimaadyada rayidka ee magaciisa loo soo gaabiyo (ICAO), ayaa sare u qaaday darajada ay ku shaqeyso…
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Daa’uud Aweys oo shir jaraa’id u qabtay Warbaahinta ayaa shaaciyey in howlgaladii ugu dambeeyay…
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ka billaabay howlgallo lagu sugayo amniga caasimadda. Howlgalka ayaa si gaar ah lagula…
Weerrar loo adeegsaday madaafiic hoobiyayaal ah ayaa maanta lagu qaaday xarunta madaxtooyada iyo agagaaraheeda ee magaalada Muqdisho. Ugu yaraan shan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka furay Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan…
Shirweyne la isugu keenayo Culimada Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda dalka ayaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho. Shirkan ayaa looga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo…