Darawal mooto Bajaaj oo lagu magacaabo Maxamed Xayle ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Marxuum Maxamed Xayle ayaa…
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta Xarunta Villa Hargeysa ku yeelanaya mid kamid ah kulamadooda caadiga ah. Xildhibaannada Golaha…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Baydhabo kulan kula qaatay qaar ka mid ah culimaa’udiinka Koofur Galbeed ayaa…
Kulanka Golaha Wasiirrada oo uu maanta shir guddoomiyey ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay howlagal ka dhacay Tuulada Dhagaxow oo hoostagta deegaanka Xawaadlay ee gobalka Shabeellaha Dhexe in lagu…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa saaka markii 3-aad u fariisanaysa dhegeysiga garmaqalka ka dhanka ah Xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate…
Ciidammada dowladda Soomaaliya, kuwa deegaanka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa how wadajir ah ka sameeyey nawaaxiga deegaanka Xawaadleey oo katirsan…
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, sida uu xaqiijiyey…
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay Ciidanka Xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada Hawlgalka midowga Afrika ee ATMIS ay saaka hawlgal qorshaysan…
Wafdi uu hoggaamniayo Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah…
Maxkamadda Ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil toogasho ku xukuntay askari Nin shacabka ah ku dilay degmada Xamarweyne ee…
Wafdi ka socday Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maxamed Cabdullaahi Faarax ayaa shir muhiim…