Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta magacaabay guddi gaar ah oo warbixin…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 7-aad…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay guddi farsamo ee shirka dib u…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay shacabka Soomaaliyeed, ayaa warbixiyey guulaha 7dii bilood ee lasoo dhaafay…
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dagaal ka dhex qarxay Ururka Al-shabaab ee ku sugan degmada Xarardgeere ee gobolka Mudug.…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ansixiyeen Baarlamaanka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan dhibaatada ka taagan magaalada Laascaanood ee…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda Al-Shabaab ugala wareegtay deegaanada Gandarshe iyo Jilib Marka ee hoostaga magaalada Marka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo mar kale kulan la qaatay siyaasiyiinta ku…
Madaxeynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa billad-sharafta ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kadib xaflad…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Federaalka Soomaaliya, Xasme Cabdi Barre ayaa qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga ee Kenya, Aadan Barre Ducaale, oo ay…