Maxkamadda drajada kowaad ee ciidamada sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Maxamed Cabdulle Nuur Abkow (Biyamaalow) oo ku…
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ka qeyb galay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed ku…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta kulan ku saabsan sugidda amniga magaalada Muqdisho la qaatay maamulka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Mareynkanka. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa halkaasi…
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay tartanka Iibka Qandaraasyada Dowladda…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Dhaxal sugaha Boqortooyada dalka Sacuudi Carabiya, ahna…
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Amxed Jaamac ayaa xalay la kulmay xubno ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka Adduunka…
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in la bilaabayo wejiga 2aad ee dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab kaas oo lagaga…
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya Ciidamada degaanka ay howlgal qorsheeysan ku dileen 14 xubnood oo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Shirka Shiinaha iyo dalalka Carabta ayaa kulan la qaatay…