Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada xoogga dalka iyo dadka deegaanka oo iskaashanaya ay maanta Al-shabaab kala wareegeen deegaanno dhowr…
Xarunta howl-gallada gurmadka deg-degga ah oo horey u hoos tegi jirtay Xafiirka Ra’iisul Wasaaraha, ayaa maanta la hoos geeyey hey’adda…
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta Baarlamaanka ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ka qeyb galay Munaasabadda Qalin-jabinta Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee sanadka ka…
In ka badan 10 qof ayaa ku dhintay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar ay maleeshiyada Al-shabaab ku qaadeen…
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa magaalada Geneve ee waddanka Switzerland…
Wasiirrada arrimaha dibadda urur goboleedka IGAD ayaa aqbalay codsi uu jeediyay Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada dalka kulan kula qaatay Wasiirka Horumarinta iyo Arrimaha Afrika ee dowladda…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 2aad ee…
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdirahman Cabdishakur Warsame, ayaa waddanka Switzerland kaga…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa soo xiray Shirweynaha Maalgashiga Caalamaiga ah ee Soomaaliya oo shalay iyo…