Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khudbad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda…
Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu soo qabqabtay ka sameeyay Xaafado katirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa caawa booqasho iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad. Madaxweyne…
Shir Golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya Madaxda Dowladda Federaalka, kuwa Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juurile) in uu noqdo Lataliye Sare ee…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah-furay qorshaha hormarinta korantada dalka oo qayb ka ah qorshaha…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Aadan Maxamed Cali Maxamuud iyo Maxamed Cali…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka…
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha…