Madaxweynaha Jamhuuriyyadda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka codsadey dalalka caalamka iney Soomaaliya usoo diraan dhakhaatiir ka caawisa daweynta dhaawacyada…
100 qof oo ku dhintay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen qaraxyadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Gaashaanle Saadiiq Aaden Cali (Doodishe) oo shir jaraa’id kula hadlay warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaraxyadii maanta…
Shirweynaha Wadatashiga Qaran ee la dagaalanka iyo Daaweynta Fikirka Xagjirka ah oo muddo shan cishe ah u socday wasaaradaha diinta…
Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lagu qaaday Wasaarada Waxbarashada ee ku taala meel aan sidaasi…
Masuuliyiin katirsan Dowladda federaalka uu hoggaaminayo Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Axmed Macallim Fiqi ayaa saaka safar…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka uu guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta khudbad ka jeediyay Fadhiga 31-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Jaamacadda…
Ciidamo katirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgallo dad badan lagu soo qabqabtay ka sameeyay Xaafado katirsan degmada Hiliwaa ee Gobolka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa caawa booqasho iyo salaan ugu tagay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.…
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Algiers ee Dalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamim Bin Xamad. Madaxweyne…