Bogga rasmiga ah ee Villa Somalia ku leedahay Instgram ayaa laga jabsadey oo la so dhigey muuqalo looga soo horjeedo…
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya…
Waxaa maanta ku dhawaaqey in uu xilkii iska casiley xoghayahii golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaaliga ah Cabdikariin Xaaji Cabdi (Buux) oo…
Madaxa hay’adda isku-dubbaridka gargaarka bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ian Riddley ayaa sheegay in abaartu ay weli fara-ba’an ku…
Dawladda Soomaaliya ayaa shaacisay in hawlgal qorshaysan lagu dilay mid kamid ah hoggaamiyayaasha Ururka Al-Shabaab kaas oo lagu magacaabo Cabdullaahi…
Magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Hay,adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta…
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre, Gudoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe iyo madax kale…
Warar hadda soo gaarey Horseed media ayaa sheegaya in rabbi ha u naxariistee taliyihii ciidanka booliska gobolka Banaadir Gen. Farxaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa muddo labo maalmood ah Booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Federaalka…
Shirka Golaha Wasiiradda XFS oo looga hadlay hawl-gallada dib-u-xoraynta deegannada ay heysteen Ururka Al-shabaab, ayaa lagu bogaadiyay guulaha ay ciidanka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo si…