Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Amisom ee sector 4 iyo…
Magaalada Gaalkacayo waxaa maanta lagu wadaa in uu ku furmo Bandhig loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta Bandhiggan ayaa…
Wasiirkii Amniga ee Galmudug Axmed Fiqi oo todobaadkan sheegay inuu xilka iska casilay ayaa shir jaraa’iid uu qabtay ku faah…
Taliyaha Ciidanka AMISOM iyo Saraakiil uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug si ay u soo indha indheeyaan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa xalay kulan albaabadu u xiran yihiin la yeeshay Golihiisa Wasiirada, xili siyaasiyiinta Galmudug ay…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa Sheegay inuu iska casilay Xilkii Wasaarada Amniga Galmudug. Warqadda isscasilaadiisana ayuu sheegay in…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo weli ku sugan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa kulan la…
WAR SAXAAFADEED Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan…
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir Guddoomiyey shirka amniga ee ka…
Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka qeybta Galmudug ayaa sheegay in uu isku soo dhiibay Horjooge ka tirsan Kooxda Alshabaab. Horjoogahan oo…
Wararka nagasoo gaaraya Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ay dib Alshabaab ugala…
Ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa degaanka ayaa maantay la wareegay Saldhiggii ugu weynaa Al-shabaab ay ku lahaayeen aagga degaanka Caad…
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinaka Heer Federaal, Maxamed Xasan Cirro oo goobjoog ka ahaa habsami u socodka doorashadii 12-Agoosto ka dhacday xarunta…
Baarlamaanka maamul gobaleedka Galmudug ayaa maanta codka u qaadaya 12 murashax oo ku tartami doona 6 kursi oo kamid ah…