Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Axmed Qoor Qoor oo maanta shaaciyey muuqaal ayaa sheegay in uu ka tacsiyeenayo dadkii waxyeelada ay…
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeh ayaa sheegaya in dagaal culus oo u dhaxeeya ciidanka dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug oo…
Waxaa fashil uu kusoo dhamaaday waan waan maalmihii la soo dhaafay la doonayay in lagu dhameeyo xiisadda dagaal ee u…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Amisom ee sector 4 iyo…
Magaalada Gaalkacayo waxaa maanta lagu wadaa in uu ku furmo Bandhig loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta Bandhiggan ayaa…
Wasiirkii Amniga ee Galmudug Axmed Fiqi oo todobaadkan sheegay inuu xilka iska casilay ayaa shir jaraa’iid uu qabtay ku faah…
Taliyaha Ciidanka AMISOM iyo Saraakiil uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug si ay u soo indha indheeyaan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor ayaa xalay kulan albaabadu u xiran yihiin la yeeshay Golihiisa Wasiirada, xili siyaasiyiinta Galmudug ay…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalim Fiqi ayaa Sheegay inuu iska casilay Xilkii Wasaarada Amniga Galmudug. Warqadda isscasilaadiisana ayuu sheegay in…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo weli ku sugan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa kulan la…
WAR SAXAAFADEED Madaxweynayaasha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Puntland, Koonfur Galbeed, Jubaland, Galmudug iyo Hirshabelle; Madaxweyne Saciid…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan…