Habeenkii xalay ayaa dhawaaqa hoobiyaha laga maqley magaalada Dhuusamareeb xilli ay ku sugan yihiin, Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cadullaahi Farmaajo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa la kulan la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan…
Kooxda Al Shabaab ayaa dhaq dhaqaaq ciidan ka wada gobalka Galgaduud iyagoo la sheegay inay la wareegeen deegaano ku dhaw…
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Arbacadii weerar ku dilay shan qof oo rayid ah oo ku sugnaa deegaanka Xirsi Lugeey duleedka magaalada…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in dalka aysan…
Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir…
Wararka laga helayo Bacaadweyne ee koonfurta gobalka Mudug ayaa sheegaya in kooxda Al Shabaab ay burburisay qaar kamid ah ceelashii…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor aya si wadajir ah uga qeybgalay Shirka Iskaashiga…
Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta aas-Qaran loogu sameeyay Saraakiishii shalay lagu laayay qarax Ismiidaamin ah oo ka…
Waxaa qarax ismiidaamin ah uu galabta ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubada Cabdillaahi Ciise ee koonfurta magaalada Gaalkacyo, halkaas…
Raysalwasaaraha Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in wakhtiga yar ee u haray xukuumadiisa…
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka Baarlamaanka Galmudug. Casho sharaftaan oo ka qabsoomtay…