Ciidamada nabadsugidda ee daacadda u ah Madaxweynaha Galmudug ee xilka laga qaadey Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta weerar ku qaadey…
Baarlamaanka Galmudug ayaa ku dhawaaqay xubnihii ugu danbeeyey ee guddiyada loo saaray qabanqaabada doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug. Go`aankan ayaa…
Ciidamada NISA ayaa bilaabay cadaadis ay saarayaan xildhibaanada Galmudug ee xilka ka xayuubiyey Madaxweynihii Galmudug Cabdikariim Guuleed. Ciidamada Nabadsugida ee…
Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa xilka ka qaaday wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose Jaamac Xasan Salaad. Xafiiska…
Qoraal kasoo baxay xafiisa warfaafinta ee Villa Soomaliya ayaa lagu sheegay in Madaxda Madasha Qaran ay xiriir khadka telefoonka ah…
Wafdi uu hogaaminayo Madaxwaynihii xilka laga qaaday ee Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley xilka qaadida Xildhibaanada Galmudug ay ku sameeyeen Cabdikariim Xuseen…
Baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa kalsoonidii kala laabtay madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed kadib markii ay xildhibaanadaasi shir ku yeesheen magaalada Cadaado.…
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xusee Guuleed ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu ku hakiyay dhammaan howlihii hay`addaha dowladda ee Maamulkiisa,…
Baarlamaanka Galmudug ayaa la fasaxey bishii Oktoobar ee sanadkii hore kadib markii ay Mooshin ka keeneen Afhayeenka Baarlamaankaas, waxaana sanadkii…