Musharax Cabdi Cabdullaahi Axmed (Cabdi Dheere) ayaa sheegay in uusan ka qaybgalayn doorasho aan loo dhamayn oo ka dhacda Galmudug, Musharaxu…
Sheekh Maxamed Shaakir Madaxa Xukuumadda Galmudug ayaa DFS ku eedeeyay in ay ka shaqaysay khilaafkii dhexmaray isagga iyo madaxweynaha Galmudug…
Taliska Hay’adda Nabadsugida degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu soo saarey amar ku socda dadka siyaabaha kala duwan…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan waxa uu kaga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Galmudug ee…
Musharxiinta u taagan xilka madaxweynaha Maamulka Galmudug ayaa warmurtiyeed ay soo saareen waxay mar kale shuruud ku xireen hanaanka ay…
Cabdiraxmaan Odawaa oo ka mid ah muhsaraxiinta ugu culus ee u tartamaya xilka madaxweynaha Galmudug oo ku sugan Dhuusa-mareeb ayaa…
Axmed Ducaale Geele Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa bulshada galmudug ugu baaqay in ay isugu yimaadaan shir dib u heshiineed, sidoo…
Qaar ka mid ah musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dowladda goboleedka Galmudug ayaa dowladda federaalka ee Somaliya ku eedeeyay inay…
Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ee shalay lagu dhawaaqay ayaa maanta oo Isniin ah waxaa ay yeelanayaan kulankoodii ugu…
Waxaa maanta lagu dhawaaqay gudigga ka shaqayn doona madaxtinimadda maamulka Galmudug kuwaas oo ka kooban 13 xubnood oo ku dhisan…
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa ku jirta marxalad mashquul ah, taasoo ka dhalatay dhismaha maamulka cusub ee Galmudug.…
Barlamaanka maamul goboleedka Galmudug ayaa haweenay u doortay guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Barlamaanka. Haweenaydan oo lagu magacaabay Faaduma Cabdi Cali…