Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Booliska dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa howlgalka ka dhanka ah ururka Al Shabaab ka wada deegaanno katirsan gobolka…
Rag la sheegay inay ku hubeysnaayeen Qoryaha AK47 ayaa weerar ku qaaday Goob ay ka socotay Xaflad Aroos oo kutaalla…
Qarax aad u xooggan oo jugtiisa laga maqlay guud ahaan xaafadaha ee magaalada Jowhar ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee…
Diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya ayaa maanta duqeymo ka geystay qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya. Duqeynta oo…
Qarax loo adeegsaday gaari xamuul ayaa maanta lagu weeraray saldhig ay si ku meel gaar ah u degan yahiin ciidamada…
Xidlhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maanta ansixiyay Golaha cusub ee Xukuumada Hirshabeelle ee uu dhowaan magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe. Natiijada Ansixinta…
Dagaal culus oo leysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaanka Golweyn oo hoostaga…
Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta ka dhacay degaanka Bukure ee hoostaga degmada Maxaas…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa goor dambe oo xalay ahayd magacaabay Golihiisa Wasiirada. Golaha Wasiirada uu…
Diyaarado dagaal ayaa waxaa la sheegay inay xalay Saqdii dhexe duqeymo culus dhanka cirka ah ka fuliyeen degaanka Toora-tooroow oo…
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo ka hadlay warar sheegaya in malayshiyaad katirsan Al-Shabaab ay ka gudbeen soohdinta gobolka…
Qarax miino ayaa maanta barqanimadii ka dhacay gudaha degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan, kaas oo sababay khasaare kala duwan. Qaraxa…