Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Maxamed ayaa si kulul uga hadlay weerarkii Bam gacmeedka ahaa ee xalay lagu…
Ciidamo gadoodsan oo la baxay Badbaadada Hiiraan ayaa la wareegay xarunta maamulka gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne. Ciidankan oo uu…
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa magacaabay xubnaha Guddiga ee qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Cali Guudlaawe oo weli ku sugan degmada Cadale ayaa Maanta kulan la qaatay…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Shiikh Shariif Axmed iyo Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Cadale ee Gobolka Shabeelada Dhexe…
Madaxweynaha Dowladda Dowladda Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Maamulka shirkada ku howlan dhismaha wadada…
Ciidamada Amaanka gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay haweeney magaalada Beledweyne ku dishay seygeeda oo ahaa macalin dugsi Quraan. Macalinka…
Wafdigan uu hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Yuusuf Axmed Hagar ( Dabageed) uuna qeyb ka yahay Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan qado sharaf ah la qaatay gudiyada Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed,…
Guddiga Dabagalka Mashaariicda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee heerka Wasiiro oo uu dhowaan magacaabay Madaxweynaha Hirshabelle ayaa maanta magaalada Beledweyne kula…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta lagu soo dhoweeyey magaalada Muqdisho. Madaxwaynaha waxaa garoonka diyaaradaha Aden Cadde…
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay Magaalada Stanbul ee dalka Turkiga uga qeybgalay kulan casuumaad ah oo…