Beledweyne, Somalia- Qarax weyn oo geystey khasaare xooggan ayaa maanta oo Ssabti ah ka dhacay magaalada Beledweyne, weerarkan ayaa sababay…
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee Khamiista malayshiyaadka Al-shabaab ay weerar culus ku qaadeen…
Aadan-yabaal, September, 06, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo u kuur galaya xaalada ciidamada qaranka iyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa degmada Maxaas kulamo kula qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee…
Wararka laga helaayo Magaalada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax weyn oo magaalada laga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Xasan Shaeekh Maxamuud ayaa maalintii shalay gaarey degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, si uu u dardargeliyo…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaliga ah Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegaya magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan, maalmihii u danbeeyey waxaa halkaas…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee degmada Aadan Yabaal,…
Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan…
Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa waxa ay ku dagaalameen nawaaxiga Masjidka Cali Gaduud ee gobolka Shabeelaha Dhexe, waxaana…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa ka qeyb galay Munaasabad lagu xusayay 63-sano guuradii kasoo wareegatay markii…