Waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo ay Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha Federaalka la yeelanayeen Madaxweynayaasha Dowladaha…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u joojisay shaqadii garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne. Wafdi uu…
Diyaarad nooca xamuulka qaada ah ayaa maanta ku dhacday garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne. Waxaana diyaaraddan oo u…
Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si gaar ah u soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo uu sheegay inuusan…
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana halkaas kusoo dhoweeyey dhigooda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana halkaas kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Axmed Cabdi…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ayaa maanta halkaas ka daahfuray mashruuca biyo xireenka…
Iyada oo maalmihii u danbeeyey ay cakirneyd xaaladda siyaasadeed ee dalka, isla markaana ay mugdi ku jirtey sida la yeelayo…
Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya ayaa maanta shil ku gashay gegida diyaaradaha ee magaalada Baardheere ee gobolka Gedo. Wararaka ayaa…
Ururka Alshabaab ayaa sheegtay inay dileen Xildhibaan Xaaji Maxamed Maxamuud Siyaad oo ka tirsanaa baarlamaanka Hirshabelle kadib markii dagaalamayaal ka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Beledweyne kusoo dhoweeyey wafdi isuga jira heer wasiiro, guddoomiyaha gobolka Shabelle…
Qaraxyo miino ayaa lagu burburiyay hoolka ay ku nastaan rakaabka garoonka diyaaradaha degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan. Dhawaqa seddax qarax…