Ciidanka Xoogga iyo kuwa deegaanka ayaa howlgallo kawada deegannada dhaca Koofurta Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Howlgalka waxaa hoggaaminayey…
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa laga hirgeliyay biyo-xireen weyn oo la filayo inuu yareeyo fatahaadda uu webiga Shabelle…
Ku dhawaad 400 (Afar boqol) oo qoys ayaa barakacay si ay naftooda uga badbaadiyaan halista uga imaan karta fatahaad uu…
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada degaanno dhaca…
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee loo yaqaan macawiisleyda ayaa gobolka Hiiraan ka wada dhaqdhaqaaq xooggan oo dhan…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray degmada Aadan Yabaal oo kamid ah goobihii laga xoreeyay Al-shabaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan Madaxweynaha Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xuseen, Wasiiro katirsan Xukuumadda Federaalka, Xildhibaanno…
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa maanta gaaray oo siweyn loogu soo dhaweeyay Saraakiil sare oo ka socota dowladda…
Dagaal culus oo u dhexeya Ciidamadda dawladda Federaalka oo kaashanaya kuwa degaanka iyo Alshabaab ayaa maanta ka dhacay gobolka Hiiraan.…
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Dowladda Federaalka iyo Ururka Al-Shabaab ayaa maanta ka socda deegaan hoos taga degmada Jalalaqsi ee…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ka hadlay weerakii saaka ka dhacay degaanka Xawaadley ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ka…
Ururka Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar ku billowday gawaari lagu soo xiray walxaha qarxa ku qaadday deegaanka Xawaadley oo qiyaastii…
Qarax xooggan oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan. Qaraxa ayaa loo adeegsaday…