Madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta daahfuray Deeq Raashiin gargaar ah oo Boqortooyada Sucuudiga…
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu si dhaw ula socdo juhdiga lagu bixinaayo dhammaystirka…
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxwaye ku xigeenka Dowlada Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Shir guddoomiyey shirka billaha ah…
Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo kulanka…
Ciidamada Jubbaland iyo Guutada 16aad ururka 5-aad ee Danab ayaa howlgallo qorsheysan ku diley horjoogayaal katirsan argagixisada Alshabaab. Howlgalkaan, ayaa…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kumaandooska Danab ayaa howlgal qorsheeysan ay ka sameeyeen degaannada Beer xaani iyo Gabdhoole oo…
Guddiga maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey Jadwalka Qabashada Doorashada 4-tii kursi ee ugu danbeysay ee deegaan…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir Guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada oo maanta lagaga hadlay qodobo kala…
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay xubno lagu sheegay horjoogayaashii kooxda Al Shabaab ee gobolka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku Qaabilay Agaasimaha Guud Hay’aada Socdaalka iyo Jinsiyada…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Qiimeynta Xaaladda Deegaan Doorashada Labaad ee Jubbaland…
Madaxweyne ku Xigeenka Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Mudane Moxamuud Sayid Aadan ayaa maanta oo daah-furay Munaasabada Anxisinta Istaraatijiyadda Maareeynta Musiibooyinka iyo…