Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya diyaarado dagaal oo duqeyn ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Gedo. Diyaaradaha aan duuliyaha…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa Golaha Wakiilada uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u…
Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo Arbaco ah kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Xaruntooda kulamada ee Magaalada…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa soo magacaabay Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka. Wareegto…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo, kadib safar shaqo oo uu…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Ethiopia u fadhiya Soomaaliya Amb. Cabdifataax…
Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeediyey xiritaanka shirka golaha wadashiga qaran ayaa uga mahadceliyey heshiiska…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay hormuudka haweenka Soomaaliyeed ee ku jira golayaasha kala duwan…
Waxaa maalintii labaad soo dhammaaday Shirka Wadatashiga Qaran ee Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ee ka socday Teendhada…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe ) ayaa xalay ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada cusub tan iyo dib u…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa rajo xumo ka muujiyey shirka wadashiga qaran ee uu ku baaqay raysal…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidamada Mareykanka AFRICOM Gen. Stephen Townsend oo maanta booqasho ku tagay…