Maamulka Jubaland ayaa xilkii ka qaaday Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan oo ahaa wasiirkii amniga maamulkaasi. Wareegto goordhawayd kasoo baxday xafiiska…
Warsaxaafadeed kasoo baxay Midowga Yurub ayaa si adag loogu baaqay dhinacyada Soomaalida ee siyaasadda in ay qabtaan howlaha waajibaadka ka…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka dhammeystirka Arrimaha Doorashooyinka kaasoo ka…
Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa qoraal ka dhan…
Jubbaland ayaa si kulul u cambaaraysay ciidamo iyo gaadiid dagaal oo shalay dowladda Federaaka Soomaaliya ka dejisay degmada Doolow ee…
Golaha Badbaadada Qaranka oo ah madal cusub oo ay ku midoobeen dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, midowga musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in xukuumada iyo shacabka Jubaland ay garab taagan yihiin sidoo kalena…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta golaha midowga musharaxiinta kula kulmay magaalada Muqdisho.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay gudoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi xaashi…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…