Xaalad bani’aadanimo tii ugu adkeyd ayaa ka taagan gobolka Gedo, kadib abaaro dabo dheeraadey oo gobolka ku dhuftey kuwaas sababey…
Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo dhoweeyey heshiiskii ay xalay gaareen dowlada federaalka Soomaaliya iyo midowga musharaxiinta madaxtinimada dalka.…
Wararka kasoo baxaya Jubaland saaka ayaa sheegaya in 15 qof oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan kooxda Alshabaab…
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer caalami ah oo uu hogaaminayay Wakiilka…
Wasiirka Warfaafinta ee Jubbaland ayaa ka hadlay sababta ay dhankooda uga gaabsadeen inay ka qeyb galaan shirka Villa Soomaaliya ku…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, rabshadihii maalmo kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khilaafka…
Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa caawa war kasoo saaray rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda…
Wararka kasoo baxaya gobalka Jubbada Dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe diyaaradaha dagaalka ay duqeyn ka geysteen degmada Saakow…
Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay shirka Garoowe ee uu ku baaqay madaxweynaha xil-gaarsiinta dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shir jaraa’id ku qabtay Dhuu Samareeb ayaa ka hadlay sababta keentay in shirkoodi burburay. Axmed…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya mudane James Swan iyo…
Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u fadhiya Soomaaliya James Swan ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Kismaayo ee xarunta…