Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa soo dhoweeyey warbixintii guddiga IGAD ee xaqiiqo raadinta dacwadii dowlada federaalka Soomaaliya ka gudbisay…
Dowlada Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa caawa shaaciyey xubanaha guddiyada doorashada federaalka ee maamuladooda, kuwaas oo u xayirnaa qabsoomida shir…
Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo soo saaray warsaxaafadeed wadajir ah ayaa shir degdeg ah ugu baaqay madaxda dowlada federaalka…
Habeenimadii xalay ayaa dagaal culus ka qarxay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib markii ay weerar ku soo qaadeen…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ayaa kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah wakiilada Beesha Caalamka u…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo maanta dib ugu noqday magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay khilaafka weli ka jira nidaamka doorashada…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo xalay khudbad ka jeediyey munaasabada sanad guurada 2aad ee doorashada madaxweynaha Puntland…
Madaxweyne Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka soo gaaray caasimada Puntland, halkaasi oo uu ka furmayo shir looga…
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Komaandooska Soomaaliya ee Gorgor ayaa maanta gaaray magaalad Doolow ee gobalka Gedo. Ciidamadan oo diyaarado looga…
War-saxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa waxaa dowladda federaalka loogu eedeeyay inay faragelin iyo khal-khalka amni ka waddo Gobolka Gedo, ayna…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtey Dowladda Kenya, kadib markii ay Soomaaliya sheegtey in Kenya waddo abaabulka Jamhad la…
Wafdi ka socda hay’ada UNOCHA ee Qaramada Midoobay ayaa gaaray magaalada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdigan ayaa waxaa hogaamineysa Kuxigeen…