Skip to content
Horseed Media LogoHorseed Media
  • Home
  • Somali News
  • World News
  • in English
  • Opinion
  • More
    • Dowladda Federaalka
    • Puntland
    • Jubaland News
    • Galmudug
    • Hirshabele
    • Somaliland
    • Koonfur Galbeed
    • Featured
  • Contact us

Horseed » Somali News » Jubaland News » Page 29

Jubaland News

Ciidanka Jubbaland iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay deegaanka Beerxaani

Wararka ka imaanaya deegaanka Beerxaani ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in deegaankaasi uu dagaal xoogan ku dhexmaray ciidanka Jubbaland oo…

February 21, 2017 | by Abdirahman. A

Al-Shabaab oo weerar miino ku diley askar ka tirsan Jubaland

Kolonyo ciidamada Jubaland oo ay weheliyaan kuwa Kenya ayaa koox ka tirsan al-Shabaab jidka u galeen waxaana ay ku qarxiyeen…

February 20, 2017 | by Abdirahman. A

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Shir Gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta oo Khamiis ah Shir Gudoomiyay Kulanka Todobaad`laha ah ee Golaha…

February 16, 2017 | by Abdirahman. A

Al-Shabaab oo baahiyey sawirada weerarkii Kulbiyow- SAWIRO

Ururka al-shabaab ayaa baahiyey muuqaalo muujinaya weerarkii ay ku qaadeen xerada Kulbiyow ee Jubada Hoose, ee ay ku sugnaayeen ciidamada…

January 31, 2017 | by Horseed Staff

Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Shabaab oo gobolka Gedo lagu dilay

Ciidanka dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Shabaab, kadib howl gal qorsheysan oo…

January 29, 2017 | by Abdirahman. A

Kenya iyo Al-shabaab oo Siyaabo Kala Duwan uga Hadlay Weerarkii Kulbiyow

Dowladda Kiiniya iyo Ururka Al-shabaab ayaa siyaabo kala duwan uga hadlayWeerarkii kooxda Al-shabaab ay xili hore oo saaka ah ay…

January 27, 2017 | by Omar Mohamed

Ururka Al-Shabaab oo dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Badhaadhe

Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku…

January 26, 2017 | by Abdirahman. A

Ciidamo la wareegay deegaanka Badhaadhe ee Jubadda hoose

Wararka ka imaanaya deegaanka Badhaadhe ee Jubadda hoose ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay weerar ku qaadeen degmadaasi oo saldhig…

January 24, 2017 | by Abdirahman. A

Kismaayo: Maxkamada Militariga oo xukuntay Askari dilay qof rayid ah – VIDEO

Maxkamada Militariga ee Jubaland ayaa xukun dil ah ku riday Askari maalin kahor ku dilay qof rayid ah magaalada Kismaayo.…

January 20, 2017 | by Horseed Staff

Jubbaland oo Laga Taageerayo Dhismaha iyo Tayeynta Ciidanka-Sawiro/ VIDEO

Xarunta madaxtooyada ee jubbaland ee Magaaladda Kismaayo waxaa maanta kullan ku yeeshay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Safiirka Dowlada Jarmalka…

January 18, 2017 | by Omar Mohamed
  • Go to Previous Page
  • Go to page 1
  • Interim pages omitted …
  • Go to page 27
  • Go to page 28
  • Go to page 29
  • About us
  • Contact us
  • Privacy Policy

©2023 Horseed Media Ltd