Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyay…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowlada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya…
Shirka golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa waxa ay golahu dood ka yeesheen Hindise Sharciyeedka…
Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Maamulka Jubbland ayaa laga qaaday Xasaanadda kadib markii lagu soo eedeeyey in uu ku lug…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee golaha Wasiirada. Golaha…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhagax-dhigay dhismaha Xaafad Cusub oo laga hirgalinayo Magaalada Kismaayo.…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay isla markaana bogaadiyay hawl galadii saacadahii la…
Mudane Cabdi Faarax Juxa wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Doolow oo ku taala xadka…
Wefti ballaaran oo ka kooban 24 xubnood oo ka socday guddiga amniga iyo Nababgelyada ee mudowga afrika ayaa booqday magaaladda…
War-saxafadeed ay soo saartay dowladda kenya ayay ku sheegtay in weerar ay ciidamadeedu ku qaadeen xarun ay kooxda Al-shabaab ku…
Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay halkaas ka taagan tahay xaalad bini’aadanimo, waxaana dadka…