Kooxo hubeysan oo looga shakisan yahay inay yihiin jihaad doon ayaa bariga dalka Burkina Faso ku dilay ku dhowaad 30…
Maamulka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa qaadacay go’aankii muddo kordhinta loogu sameeyay madaxweynaha dowladda Federaalka ee wakhtigiisu dhamaaday Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shirka golaha wasiiradda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo todobaadkan…
Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah…
Tiro kamid ah askartii iyo Saraakiishii dhawaan ka qeyb qaatay dagaalkii Alshabaab iyo Ciidanka dowladda ku dhexmaray deegaanada Awdheegle iyo…
Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ee maanta oo Talaado ah lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada…
Xili shalay Alshabaab ay weerar ku qaadeen deegaanada Awdheegle iyo Bariire oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Saraakiisha Ciidanka…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa sheegay Ciidamada xoogga dalka ay jab…
Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, Axmed Qoor-qoor, Cabdicasiis Laftagareen iyo Cali Guudlaawe ayaa maanta kulan gaar ah…
Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Laftagareen ayaa kulan kula qaatay xarunta Villa hargaysa ee magaalada Muqdisho Gudoomiyaha golaha shacabka…
Madaxweyneyaasha 5ta dowlad goboleed ee Soomaaliya iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo maanta ku kulmay Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayaa…
Madaxweynayaasha Dowladaha xubnaha ka ah Dowlad Federaalka Soomaaliya ayaa hada waxa uu shir uga furmay magaalada Muqdisho. Shirka ayaa waxaa…