Boqor Burhan Boqor Muuse oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Qardho ayaa ka hadlay shirarka dhuusamareeb ee Madaxweynayaasha dowlada…
Waxaa xalay magaalada Dhuusamareeb ka dhacay kulamo gaar gaar ah oo ay Madaxweynaha iyo Raysalwasaaraha Federaalka la yeelanayeen Madaxweynayaasha Dowladaha…
Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen oo ka hadlay furintaanka shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay in shirka loo fadhiyo uu yahay mid muhiim…
Madaxweynayaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Maxamed Laftagareen ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb, waxaana halkaas kusoo dhoweeyey dhigiisa Galmudug Axmed Cabdi…
Iyada oo maalmihii u danbeeyey ay cakirneyd xaaladda siyaasadeed ee dalka, isla markaana ay mugdi ku jirtey sida la yeelayo…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xilalkii ka qaaday qaar kamid ah golihiisa wasiirada, isla markaana…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen ) ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta hay’adda sirdoonka iyo nabad…
Weerar bam gacmeed ah ayaa lala eegtay goob ku taal duleedka Baydahbo oo lagu magacaabo Ban Qayaamo taas oo inta…
Diyaaraddii ku buburtey Berdaale ee nooceedu ahaa xamuulka ayaa la xaqiijiyey in ciidamada Itoobiya ee halkaas ku sugan ay ku…
War ka soo baxay AMISOM ayaa lagu sheegay in Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya soo dhaweynaayo baaritaanka wada jirka ah…
Diyaarad nooceedu yahay kuwa yaryar ee xamuulka oo sidey agab caafimaad ayaa ku burburtey meel ku dhaw garoonka diyaaradaha ee…
Barlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muddo kordhin hal sano ah u sameeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis xasan…