Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka furay magaalada Baydhabo shir looga hadlaayo xasilinta deeganaada maamul goboleedka Koonfur…
Mudooyinkii ugu dambeeyey Magaalada Baydhabo waxaa ku soo badanayey gaadiidka yar-yar ee loo yaqaan Mooto bajaajka, taasi oo sababtay in…
Dekedda Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa markii ugu horeysay waxaa ku soo xirtay Markab Saanad Milateri u siday Ciidamada…
Wafdi ballaaran oo ay kala hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur-Galbeed Shariif…
Magaalada Baydhabo wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Maamulka Koofur-Galbeed iyo ciidanka Xoogga dalka ay nolosha ku…
Dagaalyahano ka tirsan Maleeshiyada Shabaab ayaa weerar ku soo qaaday deegaanka Daynuunay oo qiyaastii 25KM dhanka Bari kaga beegan magaalada…
Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan Degreeto ka soo baxday ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee…
Madaxweynaha maamul goboleedka koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa ku hanjabay inuu magacabaayo Ra’isul Wasaare, haddii barlamaanka federaalka ay meel-mariyaan gollaha…
Gobolka Baay wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in cudurka shuban biyoodka uu halkaasi ka dilaacay, isla markaana uu soo ritay…
Siyaasada Soomaaliya waa mid isbedal badan oo aan inta badan salka dhulka dhigin maadaama aysan jirin Xisbiyo lugu kala taageero…
Kooxda Al-shabaab ayaa dil toogasho ah ku fuliyay saddex dhalinyaro ah oo ay ku eedeeyeen inay u basaasayeen hay`ada Sirdoonka…
Subaxnimadii hore ee maanta oo Salaasa ah ayaa qarax xooggan ka dhacay goob fariisan u ahayd ciidanka federaalka Soomaaliya oo…